Dal ay abaaro ku dhufteen oo diiday gargaar balaaran oo loogu deeqay

Kuuriyada Waqooyi ayaa diidday inay aqbasho 50,000 oo tan oo bariis ah oo Kuuriyada Koofureed ay ku deeqday. Xili dalkaas ay ka jiraan abaaro iyo cuno yari, iyadoo diidmada lala xiriiriyay xiisadda u dhaxaysa labada dal. Wax soo saarka beeraha ee Kuuriyada Waqooyi ayaa aad hoos ugu dhacay, taasoo ka sii dartay xaaladda cunto yaraan … Continue reading Dal ay abaaro ku dhufteen oo diiday gargaar balaaran oo loogu deeqay